About Eng_Aweis
π΅β« @EngAweis | Tech Enthusiast π | Developer & Graphic Designer π§π½βπ» | Video and Photo Editing Specialist πΈ | πΌ Skilled in Communication, Problem-Solving, and Efficient Design Solutions β«π΅
β’β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘.
π¨βπ» Ku soo dhawoow channel-kayga! Magacaygu waa Mohamed Aweys, waxaan ahay IT Specialist oo jecel in uu la wadaago daawadayaashiisa dhismaha Web apps-ka, Mobile apps-ka, iyo xalinta dhibaatooyinka barnaamijyada kala duwan.
π·πΉ Waxaad halkan ka heli doontaa: πΉπ·
π£ β
Casharro coding ah (React, Next.js, Tailwind CSS & kuwo kale)
π’ β
Dhisidda mashaariic dhab ah & xirfado waxtar leh
π΄ β
Xallinta khaladaadka, xawaare kordhinta & wax-soosaarka
π‘ β
Warbixinno farsamo & caqabadaha barnaamijyada
β‘π Haddii aad tahay bilow ama horumariye khibrad leh, subscribe garee si aad sare ugu qaaddo xirfaddaada ama aan u kala faa'iidaysano! πβ‘
π Riix Subscribe si aad ula socoto wararka cusub ee dunida technology-da!
β’β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘β‘.
Most Viewed Games
Latest Videos








